Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Doorashada Gud. Baarlamaanka, Maka Baaqsan Doontaa Faragelin


Kadib toddobaadyo buuq iyo xiisad siyaasadeed ah keenay inuu xilka ka dego guddoomiyhii hore ee baalamaanka Soomaaliya Md. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ayaa waxaa baarlamaanka Soomaaliya shaley ay iska dhex doorteen 15 xubnood oo ah guddiga doorashada ee guddoomiyaha baarlmaanka cusub.

Waxey arintaan ku soo beegmaysaa ayadoo wali laga dareemayo xubnaha baarlmaanka shakiga laga qabo sida doorashada gudoomiyaha cusub ay hay’adda fulinta ee xukuumada uga madax bannaanan karto.

Sahra Cabdi Axmed, ayaa warbixin arintaasi ku saabsan noo haysa.

Sidey u dhici karto doorashada Guddoomiyaha Baarlamanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:19 0:00

XS
SM
MD
LG