Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Wasiirka Kalluumeysiga ee Dowladda Soomaaliya


Shir caalami ah oo ay goob joog ah ahaayeen wakiilada dalalka deeq bixiyaasha ee Mareykanka, Britian, Norway, Qaramada Midoobay iyo Midowga Yurub ayaa si gaar ah loogu qabtey dhowrkii cisho ee lasoo dhaafay xarunta bangiga Aduunka ee magaaladan Washington D.C.

Wasiirada Maaliyadda, Kalluumaysiga iyo Qeyraadka Badda iyo Waxbarashada ayaa dhamaantoodba kulankaasi qeyb ka ahaa.

Waxaa shirkaan looga hadlay sidii Soomaaliya looga cafin lahaa deymaha lagu leeyahay 5.5 Billion oo doollaar gaareyso looguna sameyn lahaa Mashaariic horumarineed 4 sano ee soo socota.

Haddaba, kusoo dhowaaada wareysi wasiirka Kaluumaysiga iyo Qeyraadka Badda Dr. Cabdiraxmaan Cabdi Xaashi oo ah sidoo kale ah xog-hayaha guddiga dhaqaalaha oo nagu soo booqdey daarta VOA ee Washington, Sahra Cabdi Axmed ayaa wareysi kala yeelatey kulankaasi.

Dhageyso wareysiga qeybta koowaad ee wasirka kallumeysiga
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:00 0:00
Dhageyso wareysiga wasiirka kalluumeysiga
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:13 0:00

XS
SM
MD
LG