Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa sheegey in dowlada Imaaraadka Carabta ay howlo muhiim ah ka wadaan deegaanada Puntland kuwaasoo ay adag tahay in ay shacabka iyo maamulkiisuba ka maarmo, isagoo soo dhaweeyey in wixii ismaandhaaf ah lagu xaliyo wadahadal.
Madaxweyne Cabdiwali ayaa sheegey in wali ay Puntland ka socdaan howlihii ay shacabka iyo maamulkaba u hayeen dowlada Imaaraadka oo ay ugu horeyso tababarida iyo maamulista ciidamo uu sheegey in ay ka howlagalaan deegaanada xeebta.
Falastin Axmed Iman ayaa wreystay madaxweyn Cabdiwali Cali Gaas
Qeybtan hoose ka dhageyso qeyb labaad oo wareysiga ku saabsan.