Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sarkaal lagu Dilay Muqdisho


Warar ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan booliiska, qaybta baarista lagu dilay degmada Yaaqshiid. Sarkaalkan ayaa ka tirsanaa xarunta CID waxaana goobta ka baxsaday kooxdii dilka geesatay.

Wariyeheena Nuur Bukhaari ayaa dilkaas ka wareystay wariyaha VOAda ee Muqdisho, Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

please wait

No media source currently available

0:00 0:01:59 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG