Ra'iisal Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Kheyre ayaa shir-guddoomiyey kulan lagaga hadlayey amniga Muqdisho oo ay qeyb ka ahaayeen taliyeyaasha ciidamada iyo guddoomieyaasha degmooyinka Muqdisho.
Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan soo diray.
Facebook Forum