Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Shirka Ahlu Sunnah oo Lagu Cambaareyey Xag-jirnimada


Magalaada Muqdisho waxaa lagu soo gabagabeeyay shir caalami ah oo laba maalin socday, shirkan oo ay ka soo qaybgaleen culumaa'uddiinka ahlu Sunnah wal Jamaaca ee qaar dalalka Muslimka ah.

Shirkan ayaa looga hadlay ka hortagitdda arrimha xagjirnimada.

Shirkan ayaa waxa soo qabanqaabisay jaamacadda Imaamu Shaafici, Jamaal Axmed Cismaan ayaa waraysi la yeeshay guddoomiyaha jaamacaddaasi Khaliif Cabdulqaadir Macalin Nuur.

Shirka Ahlu Sunnah oo Muqdisho lagu Soo gaba gabeeyay
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:15 0:00

XS
SM
MD
LG