Maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa lacag abaalmarin ah siiyey nin horey uga soo goostay maleeshiyada ururka al-Shabaab bishii Jannaayo ee sannadkan.
Wasiirka Amniga ee maamaulkaasi, Xasan Maxamed Xuseen, ayaa waraysi uu VOA siiyey ku sharraxay sababaha ay maamulku tallaabadan u qaadeen. Jaamac Buulle Jaamac ayuu u warramay.