Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Heritage oo War Ka soo Saartay Tahriibka Soomaalida


Mac-hadka Heritage ee Cilmibaarista ee fadhigiisu yahay magaalada Muqdisho ayaa soo saaray cilmi baaris uu ka sameeyay arrimaha ku xeeran tahriibka dhalinyarada Soomaaliyeed.

Cilmibaaristan oo laga sameeyay todobo magaalo oo waaweyn oo Somaliya ku yaala ayaa waxey sheegtay in dhalinyarada ay u tahriibaan, shaqo la’aan, cadaalad darro dhinaca shaqaaleysiinta ah, amni xumo iyo iyagoo aysan u muuqan rajo.

Maxamed Colaad Xasan ayaa daraasadan ka wareystay, Mahad Waasuge, oo ah ninka qoray daraasadan. Khadka Taleefanka ee Muqdisho ayuu kula xiriiray.

Heritage oo war ka soo saartay sababaha Tahriibka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:48 0:00

XS
SM
MD
LG