Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu Dambeeyay Xiisadda Siyaadda Soomaaliya


Jawaari
Jawaari

Magaalada Muqdisho waxaa weli ka oogan xiisadda siyaasadeed ee ka dhalatay mooshinka ka dhanka ah Gudoomiyaha Barlamanka, Maxamed Cusmaan Jawaari.

Xalay waxaa socday kullamo ay la haayeen qaar ka mid ah xildhibaanada isaga soo horjeeda arrintan.

Waxaa kaloo kullan yeeshay oo ilaa iyo saakay aroortii isla soo gaaray Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Baarlanaka.

Wararkii ugu dambeeyay ee arintan waxaa inoo heysa Falastiin Axmed Iimaan.

Wararkii ugu dambeeyay ee Xisasadda Siyaasadda Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:31 0:00

XS
SM
MD
LG