Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Warkii Ugu Dambeeyay ee Xiisadda Baarlamaanka


Warka ka imaanaya Muqdisho, ayaa sheegaya in xalay kulamo ay dhex mareen madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdillaahi Farmaajo iyo guddiyo ay iska soo magacaabeen xubnaha muranka uu ka dhex jiro ee baarlamaanka Soomaaliya.

Dhinaca kale, ciidamadii xasilinta Muqdisho, ayaa la sheegaya in laga saaray fariisimadoodii magaalada Muqdisho, iyadoo meelihii ay fadhisimada ku lahaayeenna lagu wareejiyay kuwa booliis ah. Arrimahaasi, ayaa haddaba waxa faahfaahinaya wariyaha VOA, Cabdilqaadir Maxamed Cabdulle.

Warkii ugu dambeyay ee Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:41 0:00

XS
SM
MD
LG