Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Everton Iyo Liverpool oo Ismari Waayay.


Kulan ka tirsan horyaalka Ingiriiska ayaa goor dhaweyd soo gaba gaboobay. Ciyaartan oo u dhaxeysay kooxaha Liverpool iyo Everton oo ah laba kooxood oo ka wada dhisan hal magaalada Liverpool.

Ciyaartan ayaa waxay kusoo gabagabowday barbarro goolal la,aan. Laakin Liverpool ayaa ka badbaaday cadaadis xoog leh oo dhamaadki ciyaarta ay saartay Everton oo uu xafiiltan adag kala dhaxeeyo.

Natiijadan ayaa Liverpool kaga dhigan in ay sii adkeystay kaalinta sadexaad ee ay kaga jirto ciyaaraha Premier League Ingiriiska.

Tababaraha Liverpool Jorgen Klopp ayaanana kulanki maanta safixin xidigihiisa kala ah Mohamed Salah iyo Roberto Firmino kuwaas oo safnaa ciyaarti ay Arbacadi Liverpool 3-0 uga soo badisay Mancity eek a tirsaneyd horyaalka Yurub.

XS
SM
MD
LG