Toddobo qof ayaa sanadkan hay’adda International Somali Awards ay guddoonsiisey abaal-marinadooda sanadlaha ah ee lagu qabto magaalada London.
Hay'adan ayaa sanad walba siisaa abaalmarintan shaqsiyaadka ay u garato inay wax ku soo kordhiyeen bulshada.
Haddaba, Sahra Cabdi Axmed ayaa abaal-marintan wax ka weydiisay madaxa International Somali Awards, Moxamuud Shire.
Facebook Forum