Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warkii Ugu Dambeeyay ee Xaaladda Baarlamaanka


Xaaladda siyaasadeed ee baarlamanaka ayaa kacsan iyadoo haatan ay muuqato inay xildhibaannadu ka dareerayaan dhismaha baarlamaanka.

Guddoomiye Maxamed Sheekh Cismana Jawaari ayaa ka baxay dhismaha isaga oo uu la socdo taliyaha ciidamada AMISOM oo ay haatan shir ku wada jiraan.

Dhinaca kale, taliyayaasha ciidanka ayaa qabtay shir jaraa'id waxayna ku eedeeyeen guddoomiyaha baarlamaanka inuu ciidan hubaysan la galay dhismaha baarlamaanka. Faahfahainta Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa haya.

Dhageyso Xaaladihii ugu dambeeyay ee Barlamaanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:00 0:00

XS
SM
MD
LG