Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Boqolaal Muhaajiriin ah oo Mareykanka Kusoo Wajahan


Muhaajiriinta kusoo socda Mareykanka oo cunto loogu qeybinayo magaalada Matias Romero, Oaxaca, Mexico, April 3, 2018.
Muhaajiriinta kusoo socda Mareykanka oo cunto loogu qeybinayo magaalada Matias Romero, Oaxaca, Mexico, April 3, 2018.

Boqolaal Ruux oo cagahaooda maalaya ayaa Mareykanka kaga soo wajahan xadka koofureed ee uu Mareykanka la wadaago Mexico.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu xuduuda ay la wadaagaan Mexico u dirayo ciidamo millatari ah si ay uga hortagaan muhaajiriintaasi raba in ay sharci darro kusoo galaan Mareykanka.

Warbixintaan waxaa inoo diyaariyay Nur Hassan Nur.

Dhageyso warbixinta Nur Bukhari
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:33 0:00




XS
SM
MD
LG