Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Asad oo Ka Hadlay Noloshiisa Dhadhaab illaa Jaamacadda Princeton

Asad Xuseen waa wiil dhalinyaro ah oo ku dhashey kuna barbaarey xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab. Asad wuxuu waxbarashadisii illaa dugsiga sare ku dhameystey xerada Ifo ee Dhadhaab.

4 sano ka dib, markii uu dhameeyey dugsiga sare Asad waxa uu hadda ku guuleystey deeq waxbarasho oo uu ka heley jaamacada Princeton ee dalkan Mareykanka, oo ka mida jaamacadaha ugu waaweyn uguna wanaagsan ee dalkan Mareykanka.

Falastin Axmed Iman ayaa Asad ka wareysatey noloshiisii iyo jaamacada uu heley.

Asad Xusen, oo Dhadhaab Laga Soo qaaday ayaa Waxbarasho ka heley Mareykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:02 0:00

XS
SM
MD
LG