Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Dr. Cabdiraxmaan Beyle Ducaale, ayaa sheegay in 3-dii bilood ee la soo dhaafay ay so xareeyeen 42 milyan oo doollar taas oo qayb ka ah heshiis ay la galeen hay'adda lacagta adduunka ee IMF.
Wasiirka ayaa sheegay in ay qaadeen tallaabo wanagsan. Wariyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayuu arrintan uga waramay.