Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waddooyinka Halbowlaha u Ah Xamar oo La Xiray


Jidadka Muqdisho

Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la xiray waddooyinka halbowlaha ah ee dhowr isgoys oo ku yaalla caasimadda.

Lama oga sababta hase yeeshee wararka qaar ayaa sheegaya in loo xiray sheegashada ay xildhibaanada qaar sheegeen in ay maalinta berrito ah u codaynayaan mooshin kalsooni kala noqosho oo ka dhan ah Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Cusmana Jawaari.

Dhinaca diiddan mooshinka ayaa iyagu sheegay inay ka hadli doonaan xiisadda ka taagan xuduudda Soomaaliya iyo Kenya. Warbixintan waxaa noo soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:01 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG