Saraakiil Kenyan iyo Soomaali ah, ayaa sheegay inay ka shaqaynayaan dejinta xiisadda ka taagan xuduudda magaalada Beled-xaawo kadib markii dadka ku dhaqan Balad-xaawo ay sheegeen in derbiga ay Kenya ka dhiseyso xadka ay ku soo durjisey dhinaca Soomaaliya. Maxamed Faarax Shire, ayaa warkan soo diray.