Dawladda Soomaaliya ayaa shalay u yeertay safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya, Maxamed Cuthmana Al-Xamadi, oo Muqdishu kusoo laabtay Axaddii, waxayna dawladdu sheegtay inay u gudbisay dareenkeeda ku aaddan heshiiskii dekedda Beberba.
Haddaba, safiirka waxaa la kulmay wasiiru dawlaha arrimaha dibedda iyo iskaahsiga caalamiga ah, Cabdulqaadir Axmed-Khayr Cabdi. Weriyahayaga Xuseen Barre Aadan ayuu wasiirku uga warramay wixii ay ka wada hadleen safiirka?
Facebook Forum