Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Fikradaha Xagjirnimada oo Laga Dooday


Shir looga hadlayo fikirka xag-jirnimada iyo waxa keena, ayaa magaalada Muqdisho lagu qabtay, kaas oo ay ka soo qeyb galeen xubno ka tirsan dowladda Soomaaliya. Cabdiqaadir Maxamed Cabdulle, ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:36 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG