Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Xaaladda Magaalada Balcad


Bulshada beeraleyda ah ee Koonfirta iyo Bartamaha Somaliya, gaar ahaan dhulka ay maraan wabiyada Shabeelle iyo Jubba, oo ah dhulka xudunta u ah wax soo saarka dalaga beeraha, ayaa waxaa mudda dheerba ay la daalaa dhacayeen saameynta colaadda, iyo abaaraha.

Dalagga beeraha ayaa liitay, mararka qaarkoodna weyba ba’ayeen, sidaas oo ay tahayse, beeraleydu kama quusan inay soo saartaan quudkii ay cuni lahaayeen.

Magaalada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe waxey ka mid tahay magaalooyinka ku caan baxay tacabka beeraha. Wariyaha VOAda Xuseen Xassan Dhaqane ayaa magaalada tagay warbixitan oo uu ku eegayo xaaladda magaalada ayuuna nooga soo diray.

Warbixin xaaladda magaalada Balcad
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:39 0:00

XS
SM
MD
LG