Sida ay sheegtay Qaramada Midoobay, 66 milyan oo qaxooti ah oo ka soo cararay dagallada iyo coladaha duniga ayaa maanta ku baahsan dhammaan caalamka.
Maanta ayaa shir looga hadlayo xaaladda qaxootiga Soomaalida ee waddamada IGAD ee bariga Afrika, oo ay ka qeyb galeen wasiirada arrimaha dibadda ee dalalaka IGAD waxa uu ka dhacay Mgaalada Nayroobi.
Yaasiin Ciise Wardheere ayaa warbixintan inoo soo diray.