Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxamed Nuur oo Dammaanad Lagu Sii Daayay


Maxamed Nuur oo horey uga tirsanaa booliska magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalkan Mareykanka ayaa xalay dammaanad lagu sii daayay.

Xaakim ayaa Arbacadii hore dhigay Nuur in lagu sii deyn karo dammaanad gaareysa 400 oo kun oo dollar.

Maxamed ayaa loo heysta dilka Justine Damon doo u dhalatay dalka Australia, balse ku nooleydeen Minneapolis oo uu toogtay bishii July ee sanadkii hore. Maxamed ayaa mar kale maxkamadda hor tagi doona, sideedda bisha May ee sanadkan.

Wariyeheenna Maxamuud Mascade ayaa damaanadda lagu sii daayay Nuur ka wareystay garyaqaan Cabdinasir Maxamed Cabdullahi.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:59 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG