Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Haweenka iyo Qoyska: Kobcinta Aqoonta Waalidka ee Maandooriyaha


Adeegsiga maandooriyaha ayaa noqday mid dhibaato wayn ku haya dhallinyarada ku nool dalka Maraykanka. Inta badan dhallintan ayaa ah kuwo wali ku jira dusgiyada hoose, dhexe, iyo sare, iyadoo qaarkoodkna ay iskuulada isaga haraan ka dib marka uu adeegsiga mukhaadaraadka soo rito, halka kuwo kalana ay duurka galaan oo ay guryaha waalidkood ka tagaan.

Waalidiinta Soomaalida ah ee daggan dalkan Marykanka ayuu saameeyay walaaca la xiriira adeegsiga maandooriyaha ee dhallinyarada iskuuleyda ah, waana qodobka aanu ku eegeyno barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan. Barnaamijka waxaa soo diyaarisa soona jeedineysa Caasho Ibrahim Aden.

Dhageyso Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska (3/21/2018)
please wait

No media source currently available

0:00 0:10:12 0:00

XS
SM
MD
LG