Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Arragtida Qurba-joogta ee Xiisadda Siyaasadeed ee Soomaaliya


Qilaafyada soo noq noqda ee dowladihii Soomaaliya isaga danbeeyey ayaa waxa ay mar walba dhaawacaan rajada ay Soomaali badan ka qabaan in dalkooda uu mar uun cagaha dhulka dhigo.

Aqoonyahannno iyo waxgarad badan oo Soomaaliyeed ayaana ka digey cawaaqibta ay keeni karto marka ay hay'adihii dowladda iyaga isku mashquulaan.

Haddaba, Falastin Axmed Iiman, ayaa warbixintan ku eegeysa dareenka aqoonyahanada Soomaalida ee qurbaha iyo qilaafka ka jira hay'adaha dowlada xilligan.

Dareenka Qurba joogta ee Khilaafka Siyaasadeed Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:32 0:00

XS
SM
MD
LG