Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Maxamed Mursal Cabdiraxmana ayaa ka hadlay diyaar garawga iyo hawl-gallada ay ku jirana ciidamada dawladda Soomaaliya.
Waraysi uu siiyey weriyahayaga VOA ee Muqdishu, Cabdiqaadir Maxamed Cabduulle ayuu sidoo kale kaga hadlay iskaashiga ciidamada Soomaalida iyo kuwa Maraykanka. Ugu horrayn waxa uu wasiirku ka hadlayaa diyaargarowga ciidanka.