Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Xarrun Lagu Tababaro Ardada Dhameysta Barashada Caafimaadka


Kaabe training school in Mogadishu
Kaabe training school in Mogadishu

Magaalada Muqdisho waxa ku yaalla xarrun ka taageerta tababarka xirfadda ardada soo dhameysata barashada caafimaadka.

Xarruntan oo ay aas'aaskeeda iska kaashadeen ardey baratay caafimaadka, garowsadayna baahida loo qabo, in sidoo kale ardada caafimaadka kaliya aan agu fiirsan barashada fikirka guud ee caafimaadka, balse laga dhiso dhinaca taabagelinta wixii ay barteen, ayaa waxaa hadda dhigta in ka badan 150 ardey.

Deeqo Abuukar Gacal, waa maamulaha xarruntan tababarka iyo xirfadda oo la yiraahdo Kaabe. Jamaal Axmed Cismaan, ayayna khadka telefoonka ee Muqdisho ugu warrantay.

Dhageyso Dugsi lagu tababaro ardada dhameysta caafimadka
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:57 0:00

XS
SM
MD
LG