Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Virginia: Guddiga Doorashada oo Bulshada la Kulmay


Kulan ay ka soo qeybgaleen boqolaal ka mid ah Jaaliyadda Somaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Washington iyo gobolada ku xeeran ayaa looga doodey xiliga iyo sida ay doorasho qof iyo Cod ah uga dhici karto Somalia 3 sano kadib.

Xubno ka tirsan Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka oo maalmahanba socdaal wada tashi ah ku marayay gobolada Mareyknaka ayaa kulankaasi kaga jawabay su’aalo ay weydiiyeen ka qeyb galayaashii kullanka.

Sahra Cabdi Axmed oo ka qeybgashey ayaa warbixinta inoo heysa.

Dhageyso Guddiga Doorashada
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:59 0:00

XS
SM
MD
LG