Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hiiraan: Shabaab iyo Xoola Dhaqato oo Dagaallamay


Ugu yaraan 7 qof ayaa ku dhintay, tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen, kadib markii uu dagaal ku dhex maray qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan maleeshiyaadka al-Shabaab iyo kuwa deegaanka.

Dadka deegaanka oo ka soo horjeeda in laga qaado xoolo ay Shabaab ku sheegeen Zako, ayaa waxa uu ka dhacay dagaalladooda degaanno lagu magacaabo Muuse Geel, Bulacle iyo Iibi Butaale oo kala hoostaga degmooyinka Maxaas iyo Buloburte.

Nuur Xassan Nuur ayaa khadka taleefanka kula xiriiray Daahir Muuse Cosoble, oo ah horjoogaha maleeshiyada dadka xoolaleyda deegaanka ay leeyihiin oo loo yaqaan Macawisleey, dagaalkanna ka wax ka weydiiyay.

Maleeshiyo Deegaanka iyo Shabaab oo Dagaallamay
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:23 0:00

XS
SM
MD
LG