Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Seynisyahan Stephan Hawking oo Geeriyoodey


Obit Stephen Hawking
Obit Stephen Hawking

Dalka Britain waxa ku geeriyooday mid ka mid ah saynisyahanada ugu caansan dunida oo lagu magacaabo Stephan Hawking, kaasi oo 50-kii sano ee u dambeyay la lagdamayay xanuun naafeeyay jirkiisa.

Inkasta oo uu xanuunkaasi ka qaaday awoodda hadalka iyo dhaqaaqa ayuu hadana ku guulaystay in uu dunida ku soo kordhiyo qoraallo iyo aragtiyo dhinaca sayniska gaar ahaan cilmiga (FIISIGISKA). Haddaba, taariikhda saynisyahankan waxaa inoo soo koobaya Xuseen Barre.

Seynisyahan Howking oo geeriyoodey
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:10 0:00

XS
SM
MD
LG