Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Caweyska Washington


Barnaamijka Caweyska
Barnaamijka Caweyska

Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaan idiinku haynaa qoddobo ay ka jiraan xubintii "Hal-abuurka iyo Heesaaga" oo uu marti ku yahay Cabdirisaaq Xaamud Ceydiid (Jeylaani) iyo sheeko xiiso badan oo ku saabsan i bulsho ka mid ah dalka Uganda, taas oo marka gabar laga soo doonto ay xubnaha qoysiiskeeda uu mid walbaa wax gaar ah codsanayo.

Barnaamijka waxaa soo diyaarisay, soona jeedinaysa Sahra Ciidle Nuur.

Dhageyso Caweyska Washington
please wait

No media source currently available

0:00 0:25:43 0:00

XS
SM
MD
LG