Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Trump Iyo Kim Jong Un oo Pyongyang Kula Kulmi Doona


Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa aqabaley inuu kula kulmo hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un Pyongyang bisha May si ay uga wada doodaan sidii loo dhammeyn lahaa qatarta hubka Nukliyeerka kaasoo hore laga muujiyey walaac iyo rajo in xal laga gaaro ah.

Chung Eui-yong, madaxa Kuuriyada Koofureed ee xafiiska ammaanka qaranka ayaa ku dhawaaqay warkan goor danbe oo Khamiistii aheyd.

Chung Eui-yong, ayaa hadalkaasi ka sheegay Washington, D.C., oo uu u joogo wada hadallo ku saabsan xaaladda Kuuriyada Waqooyi.

XS
SM
MD
LG