Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tahriibayaal ka Soo Laabtay Liibiya oo Muqdisho Gaaray


Magaalada Muqdisho waxaa maanta dib ugu soo laabtay 13 qof oo ah muhaajiriin Soomaali ah oo kasoo laabtay dalka Liibiya.

Muhaajiriintan ayaa Liibiya u joogay iyagoo ka rajo-qabay inay gaaraan Yurub, hase yeeshee mas’uuliyiin ka tirsan dawladda Soomaaliya ayaa dhowaan tagay dalka Liibiya kuwaasi oo ku qanciyey qaar ka mid ah dadkaasi in safarrada ay ku doonayaan inay ku gaaraan Yurub ay yihiin kuwo halis ah oo ay naftooda ku weyn karaan. Warbixintan waxaa Muqdisho nooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Tahriibayaal laga soo celiyay Libya oo Muqdisho gaarey
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:45 0:00

XS
SM
MD
LG