Iyadoo toddobaadkii tagay, saddexdii bishan dunida laga xusay maalinta maqalka ama dhagoolayaasha dunida ayaa koox matalaysa dugsiga u gaarka ah dadka dhagoolayaasha ah, waxey ka qeyb galayaan tartan kubadda cagta ah oo ay ku loolamayaan 32 kooxood oo kala matalaya dugsiyada degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.
Wariyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan inoo soo diray.
Facebook Forum