Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Guddi: 656 Qof Ayaa ku Dhimatay Qaraxyadii Soobbe iyo Naasa Hablood 2


Waxaa korortey tirada dadkii ku dhintey qaraxii ka dhacay agagaarka Soobbe ee magaalada Muqdisho, bishii Oktoobar ee sanadkii 2017-ka.

Xaley fiidkii ayaa waxaa magaalada Muqdisho shir jaraa’id ku qabtey guddigi loo saarey la socodka qasaaraha qaraxaas iyo kaalmeynta dadkii wax ku noqdey.

Dhanka kalena, waxa ay guddigu sheegeen in ay soo gaartey lacag gaareysa 4.4 milyan oo doollarka Mareykanka ah. Falastin Axmed Iiman ayaa inoo heysa warbixin arrintaas ku saabsan.

Guddi Sheegey in Qarixi Zoobe Dhimashada Ay Korortay
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:11 0:00

XS
SM
MD
LG