Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Italy: Doorashada Baarlamaan oo Aysan Jirin Xisbi Ku Guuleystay


Shukri Sa'id
Shukri Sa'id

Doorashooyinka baarlamaaniga ah dalka Talyaaniga oo wali tarintooda ay socoto ayaa la sheegay in aysan wali xisbiyada dalkaasi midkoodna uusan ku guuleysan 40% codadkii laga rabay.

Xisbiyada doorashadan u tartamayo ayaa waxaa ka mid ah kuwa midigta fog ee naceb soogalootiga, madowga iyo qaxootiga. Dhinaca kale, doorashadan waa mid saameyn doonta oo looga fiirsanayo siyaasada dalkaasi ee Midowga Yurub.

Shukri Saciid oo ah gabar saxafiyad oo deggan magaalad Roma ayay uga warantey Sahra Cabdi Axmed sida codbixintii loo kala helay iyo natiijada waxaa ay tahay.

Doorashada Talyaaniga
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:32 0:00

XS
SM
MD
LG