Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Md. Waare oo u Tacsiyeeyey AMISOM


Mas’uuliyiinta Dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta ku wareejiyay hub ay ciidamada dowladda Soomaaliya ka soo badbaadiyeen weerar gaadmo ah oo Jimcihii lasoo dhaafay Al-Shabaab ku qaadeen kolonyo saad u siddey ciidamada AMISOM duleedka magaalada Balcad ee gobolka Shabeellada Dhexe, weerarkaas oo dhimasho ka dhalatay.

Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa hoggaaminayey madaxda Hirshabelle ee maanta u tacsiyeysay ciidamada AMISOM.

Haaruun Macruuf ayaa arrintan ka waraystay Taliyaha Booliiska Hirshabelle Gaashaanle Sare Xasan Dhicisow oo ka mid ahaa saraakiisha wareejisay hubkaasi.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:24 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG