Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida Qurbaha oo aad u Daneynaya Barashada Afka Soomaaliga


Shaqal1

Maanta waxaa ay caalamka ugu asteysantahay maalinta afka hooyo ee aduunka. Dal iyo dad walbaana waxaa ay xusaan, qiimeeyaan, iskana wareystaan xaalka afkoodu ku suganyahay. Sanadahan danbena Soomaalida qurbejoogta ah waxaa ku soo badanayey dadka daneynayo soo nooleynta afka hooyo.

Soomaalida ku dhaqan Mareykanka ayaa ka mid ah qurbejoogta uu ku abuurmey dareenkaasi. Gees ka geesna magaalooyinka ay Soomaalidu ku nooshahay waxaa ka socdo, mid hore iyo kuwo cusubba dugsiyo afka Soomaaliga lagu baro ilmaha qurbaha ku korey ama ku dhashey, halka ay soo badanayaan buugta iyo muuqaaladda Youtube-ka ee casharida Af Soomaaliga laga barto.

Jaamac Buulle Jaamac ayaa warbixintan ku eegaya dadaalka Mareykanka ka jira ee Afka Soomaaliga la halmaala.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:27 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG