Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Suuqa Baraakaraha oo Xiran Maalintii Labaad


Suuqa weyn ee magaalada Muqdishu ee Bakaaraha ayaa maanta albaabada loo xiray goobihii ganacsiga iyadoo ganacsatadu ay ka cabanayaan canshuuro cusub oo ay ganacsatadu sheegeen in la kordhigay badeecadahooda. Haddaba xiritanaka goobaha ganacsiga ayaa weriyahayaga Muqdishu Axmed Xasan Colaad uu ka waraystay Gudoomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Xasan Mire Dhiif.

Xusuusin:

Dhagaystayaal waxaa naga xusuusin ah inaanu isku day badan samaynay si aan u helno mas’uuliyiinta wasaaradda maaliyadda balse ilaa haatan nooma suurtogelin inaan ku helno khadka telefoonka.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:55 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG