Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliya oo Loogu Baaqay Inay Ku Soo Laabato Bankiga Horrumarinta iyo Ganacsiga


Baanka ganacsiga iyo horrumarinta ee dalalka koonfurta iyo bariga Afrika ee loo yaqaan TDB, waa hay’ad maaliyadeed oo ka shaqeysa suuqa ganacsiga, horrumarinta iyo is-dhex-galka dhaqaalaha xorta ah ee dalka Afrika, kaas oo la isku yirahdo COMESA.

Soomaaliya waxey ka mid aheyd dalalkii aas'aasay 1985kii, laakiin burburkii dalka ka dhacay awgii, muddo wey ka maqneyd.

Hadda, ayaa dalal ay Jabuuti ka mid tahay waxey ugu baaqayaan Soomaaliya inay ku soo noqoto bangiga si ay uga faa’ideysato mashaariicda horumarineed.

Ramadan Muuse ayaa warbixintan ka soo diray Jabuuti.

Somalia oo loogu baaqay inay ku soo biirto Bankiga Horumarinta Afrika
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:15 0:00

XS
SM
MD
LG