Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareega 32-ka Koox ee Europa League oo Furmaya


Atletico Madrid

Waxaa caawa billaaban doona wareega 32-ka kooxood ee tartanka Europa League.

Kulamada ugu adag ayaa waxay dhexmari doonaan kooxahan. Borussia Dortmund waxay la ciyaareysaa kooxda Atalanta. AC Milan ayaa marti u ah kooxda Ludogorets Razgrad ee dalka Bulgaria.

Nice oo Faransiis ah waxay la dheeleysaa kooxda Lokomotiv Moscow ee ka dhisan magaalada Moscow.

Arsenal ayaa marti u ah kooxda Oestersunds FK ee dalka Sweden. Athletic Bilbao ayaa soo dhaweyneysa kooxda 00Spartak Moscow.

Celtic waxay fooda dareysaa Zenit St. Petersburg. Kooxda Lyon ayaa la ciyaareysa Villareal. Kooxda hogaamineysa horyaalka Talyaaniga ee Napoli ayaa la ballansan RasenBallsport Leipzig oo ka dhisan dalka Jarmalka.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG