Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jacob Zuma oo Xilkii Iska Casilay


Madaxaweynaha dalka Koonfur Afrika, Jacob Zuma, ayaa xilkii madaxtinnimo ee dalkaasi iska casiley kadib buuq maalmihii dhowaa hareeyey xukunkiisa.

Madaxweyne Zuma ayaa loo soo jeediyey eedo musuq-maasuq, eedahaas oo ka imanayey badi xubnaha xisbigiisa.

Madaxweynaha oo markii hore baaq-yadan ka dhago adeegay ayaa ugu dambeyn TV ka sheegay in xilkii madaxtinnimo ee Koonfur Afrika uu ka degay.

Sahra Cabdi Axmed ayaaa arinkaan ka wareystay Mahad Cumar Cabdi oo ku sugan Koonfur Afrika, jaamacadda Capetow-na ka dhigtey cilmiga ganacsiga iyo dhaqaalaha.

Dhageyso Is-casilaadda Jacob Zuma
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:02 0:00

XS
SM
MD
LG