Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tahriibayaasha Liibiya Ku Sugan oo Lasoo Celinayo


Masuuliyiin Soomaali ah ayaa dalka Liibiya u jooga sidii ay gacan u siin lahaayeen tahriibayaal Soomaali ah oo aad ugu dac-darreysan dalkaasi.

Soomaalida Liibiya joogta oo kumannaan lagu qiyaasay ayaa isugu jira kuwo uu Magafe heysto iyo qaar maamullada dalkaasi xabsiyada ugu jira.

Dhageyso, warbixin uu Jacfar Kukay arrintaasi ka diyaariyay.

Dhageyso Libya oo Qaxootiga laga soo celinayo
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:39 0:00

XS
SM
MD
LG