Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Xaaladda Nololeed ee Dadka Reer Miyiga Somaliland


Deegaanno ka mid ah kuwa teedsan waqooyiga magaalada Hargeysa iyo dhulka xeebaha ah ee Somaliland ayaa dadka deggan waxay sheegeen inaanay gaarin qaar ka mid ah adeegyada aasaasiga ah.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye oo maalmihii la soo dhaafay socdaal shaqo ku marayay, ayaa warbixintan ku eegaya mid ka mid ah deegaannadaas.

Warbixin Dadka Reer Miyiga iyo adeegyada dowladeed
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:26 0:00

XS
SM
MD
LG