Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Nin Loo Heysto Qarixii 14-kii October oo Dil Lagu Xakumay


Maxkamad milatari, ayaa maanta gudaha Muqdisho xukun dil ah ku xukuntay Xasan Aadan Isaaq, oo ku eedeysnaa inuu madax ka ahaa kooxdii fulisay weerarkii Zobe ee 14-kii Bishii October ee sanadkii hore ka dhacay magaalada Mqudisho.

Weerarkaasi oo ahaa kii ugu khasaaraha badnaa ee abid ka dhaca Soomaaliya, ayaa waxa uu sidoo kale sababay argagax xooggan oo uu ku reebay dadka reer Muqdisho.

Maxkamadda ayaa sidoo kale afar qof oo ku eedeysnaa weerarkaasi ku ridday xukunno kala duwan.

Wariyeheenna Axmed Xassan Colaad ayaa warbixintan inooga soo diray Muqdisho.

Dhageyso xukunka maxkamadda
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:40 0:00

XS
SM
MD
LG