Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya: Dibadaxyo Lagu Dalbaday in Warbaahinta La fasaxo.


Kenya: Dibadaxyo Lagu Dalbaday in Warbaahinta La fasaxo.
please wait

No media source currently available

0:00 0:00:39 0:00

Kenya waxaa ka dhacay dibadbaxyo lagu dalbanayo in dowladdu ay fasaxdo 3 TV oo dowladdu ay damisay, kadib markii ay tabiyeen dhaarintii Raila Odinga.

XS
SM
MD
LG