Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciyaarta Kamadanbeysta ah ee Mareykanka, Super Bowl iyo Xaley


Philadelphia Eagles, Nick Foles iyo gabadhiisa
Philadelphia Eagles, Nick Foles iyo gabadhiisa

Shaley galinkii danbe waxaa isugu soo ururey magaalda Minneapolis ee gobolka Minnesota taageerayaasha ciyaarta loo yaqanaao Super Bowl ee American Footbal ama kubada cagta Mareykanka,si ay uga qeybgalaan munaasabada furitaanka ciyaartan. Xiliga Minnesotana waa mid baraf uu ka da'ayo, isla-markaana aad u qabow. Waxaa ay dadkani u dabaal degayeen munaasabada furitaanka ciyaaratan oo sanadkiiba mar la qabto.

Hadaba, sidee ciyaartani iyo munaasabadaheeda kala duwani ay u saameynayaan Soomaalida, ganacsi ahaan iyo bulshaba.

Falastin Ahmed Iman ayaa warbixin arrintaas ka diyaarisay.

SUPER BOWL
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:37 0:00

XS
SM
MD
LG