Qoysas cusub oo Soomaali ah ayaa kasoo cararaya dalka Yemen ayaa soo gaaadhaya dekedda Boosaaso. Qaar ka mid ah qoysaska soo gaadhay halkaasi ayaa VOA u sheegay in mucaaradka Xuutiyiinta ay askaraynayaan carruurta taasina ay soo sal-kicisay.
Warbixintan waxaa magaalada Boosaaso nooga soo dirtay Faadumo Yaasiin Jaamac.