Ku soo dhawaada dhageystayaal barnaamijka Martida Makrafoonka. Barnaamijkan waxa marti ku ah Ismaaciil Axmed Maxamuud, oo dhammaadkii Diseembar ka mid noqday ardey aad u fara badan oo ka qalan jabiyey jaamacadda Simad ee Muqdisho, kaas oo si weyn u qabsaday hadal heyntiisa baraha bulshada.
Barnaamijka waxa soo jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiwali.