Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland oo Loogu Baaqey Sii Deynta Naciimo Qorane


Xarunta Xuquuqal Insaanka Somaliland ayaa xad-gudub dhinaca xuquuqul insaanka iyo sharciga Somalilandba ku tilmaamay xarigga Naciimo Axmed Ibraahim oo ku xiran Hargeysa maalintii toddobaad.

Xarunta ayaa war saxaafadeed ay soo saartay maanta kaga dalbatay maamulka Soomaaliland inay shi shuruud la’aan ah u sii daayaan gabadhaasi ka tirsan hal-abuurka da’ada yar ee Soomaaliyeed.

Wariyeheenna Sahra Cabdi Axmed ayaa khadka taleefanka Hargeysa kula xiriirtay, Guuleed Axmed Jamac (DAFAC), guddoomiyaha xarunta xuquuqul insaanka ee Somaliland.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:42 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG